Xaakinnada 19:25 ~ 士 師 記 19:25

picture

L aakiinse raggii ma ay doonaynin inay dhegaystaan, sidaas daraaddeed ninkii wuxuu qabtay naagtiisii addoonta ahayd, dibadduuna ugu soo saaray; kolkaasay iyadii kufsadeen, oo si xun bay u galeen habeenkii oo dhan ilaa subaxdii; oo markii waagu baryayay ayay iska sii daayeen.


那 些 人 卻 不 聽 從 他 的 話 。 那 人 就 把 他 的 妾 拉 出 去 交 給 他 們 , 他 們 便 與 他 交 合 , 終 夜 凌 辱 他 , 直 到 天 色 快 亮 才 放 他 去 。

Continue reading Report error