Xaakinnada 19:14 ~ Съдии 19:14

picture

K olkaasay iska sii socdeen oo jidkoodii qaadeen; oo waxaa qorraxdu ugu dhacday iyagoo ag jooga Gibecaah oo ay reer Benyaamiin lahaayeen.


И тъй, те заминаха та вървяха; а зайде им слънцето близо при Гавая, която принадлежи на Вениамина.

Continue reading Report error