O o iyana waxay ku yidhaahdeen, War kaca oo ina keena aynu ku duullee, waayo, waannu soo aragnay dalkii, oo aad buu u wanaagsan yahay. Miyaad iska aamusnaanaysaan? War ha ka caajisina inaad tagtaan oo aad dalka gashaan oo dhaxashaan.
And they said, Arise, and let us go up against them; for we have seen the land, and, behold, it is very good: and are ye still? be not slothful to go and to enter in to possess the land.
Continue reading Report error