M arkaasay reer Daan ku yidhaahdeen, War hoy, codkaaga yaan dhexdayada laga maqlin, waaba intaasoo ay ragga cadhaysanu ku dilaan, oo aad weydaa naftaada iyo nafta reerkaagaba.
فَقالَ لَهُ الدّانِيُّونَ: «لا تَرفَعْ صَوتَكَ بَيننا، وَإلّا هاجَمَكَ رِجالٌ غاضِبُونَ، وَقَتَلُوكَ أنتَ وَأهلَ بَيتِكَ.»
Continue reading Report error