K olkaasaa shantii nin oo waddanka Layish soo basaastay waxay ku jawaabeen oo walaalahood ku yidhaahdeen, War ma og tihiin inay guryahan ku jiraan eefod iyo teraafiim, iyo sanam xardhan iyo sanam la shubay? Haddaba sidaas daraaddeed ka fiirsada waxaad samayn lahaydeen.
І відповіли п'ятеро тих мужів, що ходили вивідати той Край до Лаїшу, і сказали своїм браттям: Чи ви знаєте, що в цих домах є ефод та терафи, і бовван різьблений та бовван литий? А тепер знайте, що зробите.
Continue reading Report error