O o kun iyo boqolkii xabbadood oo lacagta ahaa ayuu u soo celiyey hooyadiis, markaasay hooyadiis tidhi, Sida runta ah waxaan lacagta u soocay Rabbiga, oo gacantaydaan ka bixiyey wiilkayga aawadiis in laga sameeyo sanam xardhan iyo sanam la shubay; taas aawadeed adigaan kuu soo celin doonaa.
米 迦 就 把 这 一 千 一 百 舍 客 勒 银 子 还 他 母 亲 。 他 母 亲 说 : 我 分 出 这 银 子 来 为 你 献 给 耶 和 华 , 好 雕 刻 一 个 像 , 铸 成 一 个 像 。 现 在 我 还 是 交 给 你 。
Continue reading Report error