Xaakinnada 17:2 ~ Judges 17:2

picture

O o isna wuxuu hooyadiis ku yidhi, Kun iyo boqolkii xabbadood oo lacagta ahaa ee lagaa qaaday, ee aad ku habaartamaysay ee aad igu dhego hadlaysay, lacagtii anigaa haya; oo anaa qaaday. Markaasay hooyadiis tidhi, Wiilkaygiiyow, Rabbigu ha ku barakeeyo.


Na ka mea ia ki tona whaea, Ko nga hiriwa kotahi tekau ma tahi rau i tangohia ra i a koe, te mea i kanga ra koe, i korero ai hoki koe ki oku taringa, nana, kei ahau aua hiriwa; naku i tango. Na ka mea tona whaea, Ma Ihowa koe e manaaki, e taku ta ma.

Continue reading Report error