Xaakinnada 17:12 ~ Книга Судей 17:12

picture

M arkaasuu Miikaah quduus ka dhigay kii reer Laawi, oo ninkii dhallinyarada ahaana wuxuu Miikaah u noqday wadaadkiisii, oo gurigii Miikaah ayuu joogay.


Миха посвятил левита, и юноша стал у него священником и жил в его доме.

Continue reading Report error