Xaakinnada 17:10 ~ ﺍﻟﻘﻀﺎﺓ 17:10

picture

M arkaasuu Miikaah ku yidhi isagii, Aniga ila joog, oo ii noqo aabbe iyo wadaad, anna sannaddiiba waxaan ku siinayaa toban xabbadood oo lacag ah, iyo isku joog dhar ah, iyo cuntadaada. Sidaas daraaddeed kii reer Laawi guduhuu galay.


فَقالَ لَهُ مِيخا: «امْكُثْ عِندِي، وَكُنْ لِي أباً وَكاهِناً، وَسَأُعطِيكَ عَشْرَةَ مَثَاقِيلَ مِنَ الفِضَّةِ كُلَّ سَنَةٍ، عَدا مَلابِسِكَ وَطَعامِكَ.» فَمَكَثَ الَّلاوِي عِندَهُ.

Continue reading Report error