Xaakinnada 16:9 ~ 士 師 記 16:9

picture

H addaba waxay haysatay niman gaadmo ah oo joogay qolka hoose. Oo waxay isagii ku tidhi, Samsoonow, reer Falastiin way ku hayaan. Oo xadhkihiina wuxuu u jaray sidii shootali dab la saaray u go'o oo kale. Taas darteed xooggiisii meeluu ku jiro lama ogaan.


有 人 预 先 埋 伏 在 妇 人 的 内 室 里 。 妇 人 说 : 参 孙 哪 , 非 利 士 人 拿 你 来 了 ! 参 孙 就 挣 断 绳 子 , 如 挣 断 经 火 的 麻 线 一 般 。 这 样 , 他 力 气 的 根 由 人 还 是 不 知 道 。

Continue reading Report error