Xaakinnada 16:31 ~ Съдии 16:31

picture

M arkaasay walaalihiis iyo reer aabbihiis oo dhammu soo dhaadhaceen, oo intay qaadeen isagii ayay keeneen oo ku aaseen meel u dhexaysa Sorcaah iyo Eshtaa'ool, taasoo ahayd xabaashii aabbihiis Maanoo'ax. Oo isna wuxuu reer binu Israa'iil xukumayay labaatan sannadood.


Братята му и целият му бащин дом дойдоха и като взеха тялото му, занесоха го и го погребаха в гроба на баща му Маное, между Сарая и Естаол. И Самсон беше съдия над Израел за двадесет години.

Continue reading Report error