O o gurigana waxaa ka buuxay rag iyo dumarba, oo amiirradii reer Falastiin oo dhammuna halkaasay wada joogeen; saqafkana waxaa dul joogay dad ku dhow saddex kun oo rag iyo dumarba leh, oo daawanayay intuu Samsoon cayaarayay.
Templul era plin de bărbaţi şi de femei. Toţi domnitorii filistenilor erau acolo, iar pe acoperiş erau aproape trei mii de bărbaţi şi de femei care-l priveau pe Samson jucând.
Continue reading Report error