Xaakinnada 16:24 ~ 士 師 記 16:24

picture

O o dadkiina markay isagii arkeen ayay ilaahood ammaaneen; waayo, waxay yidhaahdeen, Ilaaheen wuxuu gacanteenna soo geliyey kii ahaa cadowgeennii iyo kii dalkeenna baabbi'in jiray oo layn jiray kuwo badan oo inaga mid ah.


眾 人 看 見 參 孫 , 就 讚 美 他 們 的 神 說 : 我 們 的 神 將 毀 壞 我 們 地 、 殺 害 我 們 許 多 人 的 仇 敵 交 在 我 們 手 中 了 。

Continue reading Report error