M arkaasay amiirradii reer Falastiin isu soo urursadeen inay allabari weyn u bixiyaan ilaahood oo ahaa Daagoon, iyo inay reyreeyaan; waayo, waxay isku yidhaahdeen, Cadowgeennii Samsoon ahaa waxaa gacanteenna soo geliyey ilaaheen.
Now the lords of the Philistines gathered together to offer a great sacrifice to Dagon their god, and to rejoice. And they said: “Our god has delivered into our hands Samson our enemy!”
Continue reading Report error