O o waxaa dadkii reer Gaasa lagu yidhi, Samsoon halkanuu yimid. Oo intay hareereeyeen ayay habeenkii oo dhan magaalada iriddeeda ku gaadayeen, oo habeenkaas oo dhanna way aamusnaayeen, oo waxay yidhaahdeen, Markuu waagu beryo ayaynu dili doonnaa.
А аззеянам донесли, говорячи: Самсон прийшов сюди! І оточили вони, і чатували на нього всю ніч у міській брамі. І вони тихо поводилися всю ніч, говорячи: Будемо чатувати аж до ранішнього світу, і заб'ємо його.
Continue reading Report error