Xaakinnada 16:18 ~ 士 師 記 16:18

picture

D eliilaahna markay ogaatay inuu u wada sheegay wixii qalbigiisa ku jiray oo dhan ayay u cid dirtay oo u yeedhay amiirradii reer Falastiin, oo waxay ku tidhi, Bal markan ii kaalaya, waayo, wixii qalbigiisa ku jiray oo dhan wuu ii sheegay. Markaasay amiirradii reer Falastiin iyadii u yimaadeen oo lacagtiina gacantooday ugu soo qaadeen.


大 利 拉 見 他 把 心 中 所 藏 的 都 告 訴 了 他 , 就 打 發 人 到 非 利 士 人 的 首 領 那 裡 , 對 他 們 說 : 他 已 經 把 心 中 所 藏 的 都 告 訴 了 我 , 請 你 們 再 上 來 一 次 。 於 是 非 利 士 人 的 首 領 手 裡 拿 著 銀 子 , 上 到 婦 人 那 裡 。

Continue reading Report error