Xaakinnada 16:13 ~ Съдии 16:13

picture

M arkaasay Deliilaah Samsoon ku tidhi, Haddaba tan iyo markii hore waad igu majaajilootay, oo been baad ii sheegtay. Ii sheeg waxa lagugu xidhi karo. Kolkaasuu ku yidhi, Toddobada raamood ee madaxayga haddaad dharsameeye duntiis kula tidicdid waan taag yaraanayaa.


Тогава Далила рече на Самсона: До сега си ме подигравал и си ме лъгал; кажи ми с какво трябва да те вържат. А той й рече: Ако втъчеш седемте плитки на главата ми в тъкането.

Continue reading Report error