M arkaasay Deliilaah qaadday xadhko cuscusub oo ku xidhay isagii, oo waxay ku tidhi, Samsoonow, reer Falastiin way ku hayaan. Nimankii gaadmadii ahaana waxay ku jireen qolka hoose. Markaasuu xadhkihii gacmihiisa uga jaray sida dunta oo kale.
Далила взяла новые веревки, связала его и сказала ему: – Самсон, на тебя идут филистимляне! (А засада пряталась у нее во внутренней комнате.) Но он разорвал веревки на руках, как нитки.
Continue reading Report error