M arkaasay reer Falastiin yidhaahdeen, Yaa waxakan sameeyey? Kolkaasay yidhaahdeen, Waxaa sameeyey Samsoon oo ah wiilka uu kan reer Timnaad soddogga u yahay, maxaa yeelay, isagu wuxuu ka qaaday naagtiisii, oo wuxuu siiyey saaxiibkiis. Kolkaasay reer Falastiin yimaadeen oo iyadii iyo aabbeheedba dab bay ku gubeen.
Когда филистимляне спросили: – Кто это сделал? Им сказали: – Самсон, зять тимнатянина, потому что его жену отдали его другу. И филистимляне пошли и сожгли ее и ее отца.
Continue reading Report error