O o aabbeheedna wuxuu yidhi, Sida runta ah waxaan mooday inaad nacday iyada, sidaas daraaddeed waxaan siiyey saaxiibkaa. Walaasheeda ka yari sow kama qurux badna? Haddaba waan ku baryayaaye, meesheedii ka qaado iyada.
And her father said, I truly thought you utterly hated her, so I gave her to your companion. Is her younger sister not fairer than she? Take her, I pray you, instead.
Continue reading Report error