Xaakinnada 15:19 ~ Judges 15:19

picture

M arkaasaa Ilaah wuxuu kala dillaaciyey meeshii qodnayd oo Lexii ku tiil, oo waxaa ka soo baxay biyo, oo markuu cabbay ayaa naftiisii soo noqotay, wuuna noolaaday. Taas aawadeed meeshaas magaceedii waxaa loo bixiyey Ceyn Haqooree, oo xataa maanta waxay ku taal Lexii.


So God split the hollow place that is in Lehi, and water came out, and he drank; and his spirit returned, and he revived. Therefore he called its name En Hakkore, which is in Lehi to this day.

Continue reading Report error