O o intay la hadleen ayay ku yidhaahdeen, Maya; laakiinse aad baannu kuu xidhaynaa oo gacantoodaannu ku gelinaynaa; laakiinse hubaal annagu ku dili mayno. Markaasay laba xadhig oo cusub ku soo xidheen, oo intay dhagaxii weynaa ka soo bixiyeen ayay kor u kexeeyeen.
他 们 说 : 我 们 断 不 杀 你 , 只 要 将 你 捆 绑 交 在 非 利 士 人 手 中 。 於 是 用 两 条 新 绳 捆 绑 参 孙 , 将 他 从 以 坦 磐 带 上 去 。
Continue reading Report error