Xaakinnada 14:6 ~ 士 師 記 14:6

picture

M arkaasaa Ruuxii Rabbigu aad ugu soo degay isagii, oo Samsoon wuxuu u jeexjeexay libaaxii sidii uu orgi yar u kala jeexjeexi lahaa oo kale, oo gacmihiisana waxba kuma uu haysan; laakiinse wixii uu sameeyey uma uu sheegin aabbihiis iyo hooyadiis toona.


耶 和 華 的 靈 大 大 感 動 參 孫 , 他 雖 然 手 無 器 械 , 卻 將 獅 子 撕 裂 , 如 同 撕 裂 山 羊 羔 一 樣 。 他 行 這 事 並 沒 有 告 訴 父 母 。

Continue reading Report error