Xaakinnada 14:19 ~ 士 師 記 14:19

picture

M arkaasuu Ruuxii Rabbigu aad ugu soo degay isaga, oo wuxuu tegey Ashqeloon, wuxuuna ka laayay soddon nin, oo intuu soo furtay ayuu dharkii siiyey kuwii halxidhkii furay. Oo markaasuu intuu aad u cadhooday ayuu reerkii aabbihiis tegey.


耶 和 华 的 灵 大 大 感 动 参 孙 , 他 就 下 到 亚 实 基 伦 , 击 杀 了 三 十 个 人 , 夺 了 他 们 的 衣 裳 , 将 衣 裳 给 了 猜 出 谜 语 的 人 。 参 孙 发 怒 , 就 上 父 家 去 了 。

Continue reading Report error