Xaakinnada 13:14 ~ Judges 13:14

picture

I yadu waa inaanay cunin wax ka soo baxa geedcanab, oo yaanay cabbin khamri ama wax kale oo lagu sakhraamo, oo wax aan nadiif ahaynna yaanay cunin; oo kulli wixii aan ku amray oo dhan ha dhawrto.


She may not eat of any thing that comes of the vine, neither let her drink wine or strong drink, nor eat any unclean thing; all that I commanded her let her keep.

Continue reading Report error