Xaakinnada 13:12 ~ Judges 13:12

picture

M arkaasuu Maanoo'ax yidhi, Haddaba markii sidaad tidhi ay rumowdo, wiilku caynkee buu noqon doonaa, shuqulkiisuna muxuu ahaan doonaa?


Manoah said, “When your words come true, what will be the boy’s way of life? What should he do?”

Continue reading Report error