Xaakinnada 12:5 ~ Съдии 12:5

picture

O o reer Gilecaadna waxay qabsadeen meelihii Webi Urdun laga gudbi jiray oo xagga reer Efrayim ahaa; oo markuu mid reer Efrayim ah oo cararay yidhaahdo, I daaya aan gudbee, waxaa dhici jirtay inay reer Gilecaad ku odhan jireen, Ma reer Efrayim baad tahay? Oo hadduu yidhaahdo, Maya,


Галаадците взеха бродовете на Иордан към Ефремовата <земя>; и когато някой от ефремските бежанци кажеше: Оставете ме да премина, тогава галаадските мъже му казваха: Ти ефремец ли си?

Continue reading Report error