M arkaasuu Yeftaah soo urursaday raggii reer Gilecaad oo dhan, oo wuxuu la diriray reer Efrayim; oo reer Gilecaadna way laayeen reer Efrayim, maxaa yeelay, waxay yidhaahdeen, Idinku fakad baad tihiin kuwiinnan reer Gilecaad oo ku dhex jira reer Efrayim iyo reer Manaseh.
Then Jephthah gathered together all the men of Gilead and fought with Ephraim; and the men of Gilead smote Ephraim because they had said, Ye are fugitives of Ephraim; ye are Gileadites among Ephraim and Manasseh.
Continue reading Report error