Xaakinnada 11:29 ~ 士 師 記 11:29

picture

M arkaasaa Ruuxii Rabbigu wuxuu ku soo degay Yeftaah, oo wuxuu soo dhaafay reer Gilecaad iyo reer Manaseh, oo wuxuu soo dhaafay Misfaah tii reer Gilecaad, oo markaasuu Misfaah tii reer Gilecaadna wuxuu uga sii gudbay xagga reer Cammoon.


耶 和 华 的 灵 降 在 耶 弗 他 身 上 , 他 就 经 过 基 列 和 玛 拿 西 , 来 到 基 列 的 米 斯 巴 , 又 从 米 斯 巴 来 到 亚 扪 人 那 里 。

Continue reading Report error