Xaakinnada 11:21 ~ Съдии 11:21

picture

M arkaasuu Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil Siixon iyo dadkiisii oo dhanba ku riday gacantii reer binu Israa'iil oo iyana way laayeen iyagii; oo sidaasay reer binu Israa'iil ku hantiyeen dalkii reer Amor oo dhan iyo dadkii waddankaasba.


И Господ Израилевият Бог предаде Сиона и всичките му люде в ръката на Израиля, и те ги поразиха; и така Израил завладя цялата земя на аморейците, жителите на оная земя.

Continue reading Report error