Xaakinnada 11:13 ~ Книга Судей 11:13

picture

M arkaasuu boqorkii reer Cammoon ku yidhi wargeeyayaashii Yeftaah ka yimid, Maxaa yeelay, reer binu Israa'iil markii ay ka yimaadeen Masar, waxay iga dhaceen dalkaygii ilaa Arnoon iyo tan iyo xataa Yabboq, iyo ilaa Urdun; haddaba dalalkaas oo dhan nabad iigu soo celi.


Царь аммонитян ответил послам Иеффая: – Когда Израиль шел из Египта, он захватил мою землю от реки Арнона до реки Яббока и до Иордана. Итак, верни ее добровольно.

Continue reading Report error