Xaakinnada 10:6 ~ 士 師 記 10:6

picture

M arkaasaa reer binu Israa'iil waxay haddana sameeyeen wax Rabbiga hortiisa ku xun, oo waxay u adeegeen Bacaliim, iyo Cashtarod, iyo ilaahyadii Suuriya, iyo ilaahyadii Siidoon, iyo ilaahyadii Moo'aab, iyo ilaahyadii reer Cammoon, iyo ilaahyadii reer Falastiin, oo Rabbiga way ka tageen, umana ay adeegin.


以 色 列 人 又 行 耶 和 华 眼 中 看 为 恶 的 事 , 去 事 奉 诸 巴 力 和 亚 斯 他 录 , 并 亚 兰 的 神 、 西 顿 的 神 、 摩 押 的 神 、 亚 扪 人 的 神 、 非 利 士 人 的 神 , 离 弃 耶 和 华 , 不 事 奉 他 。

Continue reading Report error