Xaakinnada 10:4 ~ Книга Судей 10:4

picture

O o isna wuxuu lahaa soddon wiil oo soddon qayl dameer fuuli jirtay, oo iyana waxay lahaayeen soddon magaalo, oo ilaa maantadan la joogo la yidhaahdo Hawood Yaa'iir, oo waxay ku yaalliin dalka Gilecaad.


У него было тридцать сыновей, которые ездили на тридцати ослах. У них было тридцать городов в Галааде, которые и по сегодняшний день называются селениями Иаира.

Continue reading Report error