Xaakinnada 10:15 ~ Съдии 10:15

picture

M arkaasaa reer binu Israa'iil waxay Rabbiga ku yidhaahdeen, Waannu dembaabnay; haddaba nagu samee wax alla wixii kula wanaagsan; laakiinse waannu ku baryaynaaye, bal maanta na samatabbixi.


А израелтяните отговориха на Господа: Съгрешихме. Направи с нас, както Ти се вижда за добре. Само ни избави сега, молим Ти се.

Continue reading Report error