M arkaasaa Abiimeleg dabadiis waxaa u kacay inuu reer binu Israa'iil badbaadiyo Toolac ina Fuwaah oo ahaa ina Doodoo, oo reer Isaakaar ahaa, oo wuxuu degganaa Shaamiir oo ku tiil dalkii buuraha lahaa oo reer Efrayim.
After Abimelech died, Tola the son of Puah, son of Dodo, a man of Issachar, came to save Israel. He lived in Shamir in the hill country of Ephraim.
Continue reading Report error