O o reer Naftaalina ma ay eryin dadkii degganaa Beytshemesh ama dadkii degganaa Beytcanaad; laakiinse wuxuu degganaa reer Kancaan dhexdooda, kuwaasoo ahaa dadkii dalka degganaa; habase yeeshee dadkii degganaa Beytshemesh iyo Beytcanaad addoommo ayaa u noqdeen iyaga.
Нефталим не изгони жителите на Ветсемес, нито жителите на Ветенат, а живееше сред ханаанците, местните жители; обаче жителите на Ветсемес и Ветенат му плащаха данък.
Continue reading Report error