Xaakinnada 1:27 ~ Книга Суддів 1:27

picture

O o reer Manasehna ma ay eryin dadkii degganaa Beytshe'aan iyo magaalooyinkeedii, ama kuwii Tacanaag iyo magaalooyinkeedii, ama dadkii degganaa Door iyo magaalooyinkeedii, ama dadkii degganaa Yiblecaam iyo magaalooyinkeedii, ama dadkii degganaa Megiddoo iyo magaalooyinkeedii, laakiinse reer Kancaan waxay doonayeen inay dalkaas degganaadaan.


А Манасія не повиганяв мешканців Бет-Шеану та його залежних міст, і Таанаху та його залежних міст, і мешканців Дору та його залежних міст, і мешканців Ївлеаму та його залежних міст, і мешканців Міґіддо та його залежних міст, і ханаанеянин волів сидіти в тому краї.

Continue reading Report error