Xaakinnada 1:25 ~ Книга Судей 1:25

picture

M arkaasuu iyagii tusay iriddii magaalada laga geli jiray, oo waxay dadkii magaalada ku laayeen seef, laakiinse ninkii iyo xaaskiisii oo dhanba way iska sii daayeen.


Он показал им, и они предали город мечу, но пощадили того человека и всю его семью.

Continue reading Report error