Xaakinnada 1:17 ~ Съдии 1:17

picture

O o reer Yahuudahna waxay raaceen walaalahood reer Simecoon, oo waxay laayeen reer Kancaan oo Sefad degganaa, oo dhammaanteedna way baabbi'iyeen. Oo magaaladii magaceediina waxaa la odhan jiray Xormaah.


Тогава Юда отиде с брат си Симеон и поразиха ханаанците, които живееха в Сефат; и обрекоха града на изтребление; и градът бе наречен Орма.

Continue reading Report error