O o haddana waxaa lagu amray inaanay dadka dilin, laakiinse inay intii shan bilood ah xanuujiyaan, oo xanuunkooduna wuxuu ahaa sida xanuunka hangarallahu markuu nin qaniino.
但 不 許 蝗 蟲 害 死 他 們 , 只 叫 他 們 受 痛 苦 五 個 月 。 這 痛 苦 就 像 蠍 子 螫 人 的 痛 苦 一 樣 。
Continue reading Report error