Muujintii 9:20 ~ Revelation 9:20

picture

O o dadkii hadhay oo aan lagu dilin saddexdaas belaayo, kama ay toobadkeenin shuqulladii gacmahooda, si ayan u caabudin jinniyo, iyo sanamyo dahab ah, iyo kuwo lacag ah, iyo kuwo naxaas ah, iyo kuwo dhagax ah, iyo kuwo qoryo ah, oo aan wax arki karin, waxna maqli karin, soconna karin;


The men that were still living after these troubles were past would not turn away from worshiping demons. They would not turn away from false gods made from gold and silver and brass and stone and wood. None of these false gods can see or hear or walk.

Continue reading Report error