Muujintii 7:2 ~ 启 示 录 7:2

picture

O o waxaan arkay malaa'ig kale oo ka soo baxaysa qorrax ka soo baxa oo haysata shaabadda Ilaaha nool; oo cod weyn bay ugu dhawaaqday afartii malaa'igood oo amarka lagu siiyey inay wax yeelaan dhulka iyo badda, oo waxay ku tidhi,


我 又 看 見 另 有 一 位 天 使 , 從 日 出 之 地 上 來 , 拿 著 永 生 神 的 印 。 他 就 向 那 得 著 權 柄 能 傷 害 地 和 海 的 四 位 天 使 大 聲 喊 著 說 :

Continue reading Report error