O o iyana mar dambe ma ay gaajoon doonaan, mana ay harraadi doonaan mar dambe, qorraxda iyo kulaylkuna kuma ay dhici doonaan;
they shall not hunger any more, nor may the sun fall upon them, nor any heat,