Muujintii 6:4 ~ Revelation 6:4

picture

M arkaasaa waxaa soo baxay faras kale oo xamar ah; oo kii fuushanaana waxaa la siiyey amar inuu dunida nabadda ka qaado iyo in dadka midba midka kale dilo; oo waxaa la siiyey seef weyn.


Another horse came out. This one was red. The one who sat on it was given a long sword. He was given power to take peace from the earth so men would kill each other. The Third Lock—No Food

Continue reading Report error