Muujintii 5:8 ~ Об'явлення 5:8

picture

O o markuu kitaabkii qaatay ayaa afartii xayawaan iyo afar iyo labaatankii odayba waxay ku dhaceen Wankii hortiisa iyagoo midkood waluba wato kataarad iyo fijaanno dahab ah oo foox ka buuxo oo ah baryadii quduusiinta.


А коли Він узяв книгу, то чотири тварині й двадцять чотири старці попадали перед Агнцем, а кожен мав гусла й золоті чаші, повні пахощів, а вони молитви святих.

Continue reading Report error