K iniisadda Sardis ku taalna malaa'igteeda waxaad u qortaa; Kan haysta toddobada Ruux oo Ilaah iyo toddobada xiddigood, wuxuu kugu leeyahay waxyaalahan: Waan ogahay shuqulladaada, oo magac baad leedahay sida wax nool, laakiinse meyd baad tahay.
– Ангелу церкви в Сардах напиши: «Так говорит Имеющий семь духов Божьих и семь звезд: Я знаю твои дела. О тебе говорят, будто ты жив, но ты мертв.
Continue reading Report error