Muujintii 21:3 ~ Откровение 21:3

picture

M arkaasaan maqlay cod weyn oo carshiga ka yeedhaya oo leh, Bal eeg, rugta Ilaah waxay la jirtaa dadka, oo isna wuxuu la degganaan doonaa iyaga, oo iyana waxay ahaan doonaan dadkiisa, oo Ilaah qudhiisuna wuxuu la jiri doonaa iyaga, oo wuxuu ahaan doonaa Ilaahood;


И я услышал громкий голос, прозвучавший от трона: – Это жилище Бога с людьми. Здесь Он будет жить с ними, и они будут Его народом, и Сам Бог будет с ними и будет им Богом.

Continue reading Report error