Muujintii 21:15 ~ Revelation 21:15

picture

O o malaa'igtii ila hadashay waxay haysatay cawsduur qiyaaseed oo dahab ah inay ku qiyaasto magaalada iyo irdaheeda iyo derbigeeda.


And he that talked with me had a golden reed to measure the city, and the gates thereof, and the wall thereof.

Continue reading Report error