Muujintii 21:12 ~ Откровение 21:12

picture

o o waxay lahayd derbi weyn oo dheer; oo waxay kaloo lahayd laba iyo toban irdood, oo irdahana waxaa ka taagnaa laba iyo toban malaa'igood; oo waxaa ku qornaa magacyo, kuwaas oo ah magacyadii laba iyo tobanka qabiil oo reer binu Israa'iil;


Градът имаше голяма и висока стена, с дванадесет порти, и на портите дванадесет ангела, и надписани над портите имена, които са имената на дванадесетте племена на израилтяните:

Continue reading Report error