Muujintii 20:10 ~ Revelation 20:10

picture

O o Ibliiskii iyaga khiyaanayn jirayna waxaa lagu dhex tuuray baddii dabka iyo baaruudda ahayd, halkaas oo ay ku jiraan bahalkii iyo nebigii beenta ahaa, oo iyaga waxaa la cadaabi doonaa habeen iyo maalinba weligood iyo weligoodba. Sarakicidda Kuwii Dhintay Iyo Xukunka Ugu Dambeeya


And the devil who deceived them was cast into the lake of fire and brimstone, where both the beast and the false prophet; and they shall be tormented day and night for the ages of ages.

Continue reading Report error